Mareykanka: Gabadhii ugu horeysay ee MUSLIM ah oo loo magcaabay xilka…

0
43

New York (caalamka.net) – Golaha Senateka ee Maraykanka ayaa cod aad u yar ku dilay garsoorihii ugu horeeyay ee Muslim ah oo xubin ka noqday maxkamadaha heer federaal ee Maraykanka.

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa xilkaan u magcaabay Nusrat Choudhury oo ka soo jeeda dalka Bangladeshi.

Nuarat ayaa sare horay uga soo horjeeda isbahaysiga u doodda madaniga ah ee Maraykanka ee fadhigiisu yahay gobolka Illinois.

Gabadhaan ayaa wakhti dheer caan ku ahayd inay u dhaq-dhaqaado sinnaanta dadka kala duwanaanta, ilaalinta iyo amniga bulshada.

Golaha Senateka Mareykanka ayaa ku dhawaaqay 50 cod oo ka mida 100-ka mudane ee golaha, halka ay diideen 49 mudane.

Nusrat ayaa fariisan doonta Maxkamad degmo oo heer federaal ah oo ku taalay magaalada New York.

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Chuck Schumer ayaa Nusrat ku tilmaamtay inay leedahay waayo arag sare, karti iyo daacadnimo.

Sidoo kale gaariuhu wuxuu sheegay ingabadhaan muslimka ah ay khibrad u leedahay calaamadaha madaniga ah.

Guddoomiye Chuck wuxuu carrabka ku adkeeyey ansixinta dhalashada madaxweynaha ee Nusrat ay keeni doonto inay jawaabteeda ugu adeegto kursiga loo magcaabay ee heer federaal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here