Aadan Madoobe oo faro-geliyay dagaalka Baraawe, qaadayna qaad culus

0
47

Muqdisho (caalamka.net) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa magacaabay guddi gaar ah oo warbixin ka soo diyaariyay shaqaaqooyinkii ka dhacay magaalada Baraawe ee Caasimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Guddigaan ayaa ka kooban 10 xildhibaan oo ka tirsan golaha shacabka, waxaana warqadda magacaabista lagu cadeeyey guddiga shaqo.

Labada qodob ee lagu xusay guddigaan ayaa kala ah:

1 – Inay warbixin ka soo diyaariyaan xaaladda magaalada Baraawe oo ay ka dhacday shaqaaqo koobkii, laba iyo burbur hantiyeed.

2 – Guddigaan waa inuu u soo gudbiyo golaha shacabka, si go’aan looga gaaro.

Sidoo kale guud guud ee golaha ayaa laga dalbaday inuu guddigaan la fududeeyo gudashada iyadoo loo igmaday,koontaroolka guddigaan ku saameenayay markii ay u gudbeen golaha shacabka, sida lagu cadeeyey warqadda.

Dagaal culus ayaa maalmo ka hor ka dhacay magaalada Baraawe, kaas oo u dhaxeeyey ciidamada millatariga ah ee degan magaaladaas iyo ciidamada ka tirsan Ilaalada madaxtooyada K/Galbeed oo dhawaanahanba magaalada Baraawe ka socday in la ilaaliyo maamulkaasi.

Labada ciidan ee dagaalantay ayuu midba kan kale ku dheeshay shaqada shaqada, taas oo keentay in gudoomiyaha Aadan Madoobe uu guddi xildhibaano ah u xil-saaro sidii ay ku bilaabeen shaqaqadaas.

Hoos ka aqriso warqadda

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here