Muqdisho (caalamka.net) – Zahra Cabdikariim ayaa markii ugu horeysay qoraal ay soo saartay ku faahfaahisay dhacdii 7-dii May, 2023, iyadoo ciidammadii ay ka tirsanaayeen guddiga qabanqaabada shirkadii ganacsi, oo ku dhamaaday Trepiano, ay joojiyeen. Hoos ka aqriso qoraalka.
Maxaa dhacay 7-dii May, 2023?:
Taariikhda markii ay ku beegnayd May 07, 2023 goor galab ah warkii 3:40 pm waxaa shirkaddaha Shirkadda (SOSTEC Technologies) ee ku taalay Treepiyo iga ka xaystay rag igu handaday in waxa qalab yaalla ay ranayaan, sidoo kale qori igu handaday, haddii aan weydiiyay walaac in ay wataan ( Warran) ay ii arkeen in aysan wadan wax document ah intii aan la igala wareegay Laptop-keygii shaqada iyo Mobile -keyga.
Habeenimadii ayaa xeer ilaalin iyo Boolis iigu yimid Saldhigga Degmada Waaberi oo i weydiiyay shaqaalaha Dowladda ee aan adeegsiino iyo guddaha aan qabano iyo sababta aan System dowlo u host garayno, sida aan u sheegay in sharci u haysto ayna tahay adeeg ciddii nooga baahato aan siino.
Waxaa 8dii May 2023 tagnay shirkadda xeer ilaalinta oo dib su’aalo i weydiiyay sidoo kale qalabkeyga, kii aan tagnay Maxkamada Gobalada Banaadir oo xeer ilaalinta u aqriyay xogta cadeyayna in wax dambi ah igu heynin ayna iyo fasaxeen.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa xeer ilaalinta weydiiyay hadaysan jiran wax tuhun hordhac ah sababta la isaga xiray muwaadin. Waxa Maktabad yar kadib la igu warejiyey qalabkeygii lana ii sheegay in fasaxanahay oo warqad la isiinaa, maaddi ka dib hadana xeer ilaalinta igu soo laabtey kadibna waxay qaateen ayna ku jirtey in dhabaha Dhexe laguu tilmaamo sababta amar dad sare ka yimid la iixiraa.
Qoyskeyga oo dalbaday waxaa gudoomiyaha Gobalka Banaadir faray in $10,000, markii la guda galay in lacagtaas la, haddana laga daba keenay amar ah in $20,000 in la, xali tahay kaliya ku heli karo, markii howshaas loo dhaqay markale la carqaladeeyay ilaa markii dambe. Guul ku helay qiimaha marba qiima nala hor dhigaayay sidaasna uga soo baxay guriga anigoo canugeyga iyo aniga kala dhunay xanuuno badan oo gaadhi.
Muddo 4 maalmood ah wax jadiin aanan qaadan annoo shook ka qaday aasaaska la igula kacay.
Muddo 31 maalmood ah ka dib Xafiiska Hanti Dhowrka Guud ii soo diray Email kaasuu ahaa suuxii adeeg kasta la weydiin lahaa ay ahayd nooca system aan u bedelay Wasaaradda Shaqada work company permit-ka, galin xog kaliya ah oo wax Finance ah shaqo ku lahayn , sidoo kale aanan siinin wax dayactir ah.
Hantidhowrka waxay codsadeen in aan uga warbixiyo xogta ku jirta System ka laakiin waxaan u sheegay in macaamil xogtooda aanan anaga ka war hayn, sidaas ayayna Hanti Dhowrka codsi ah Cpanel reset password inooga dalbadeen uguna fulinay amar kaas 12 June 2023.
Waxaan u cadeynaa bulshada arrimaha dad ka qaar iska sawirada aysan waxba kama in systemka la mid yahay jihada dowladd iyo in xog laga tiray system ka.
Waxaan tikn tikn ka bilaabay iyadoo adagtahay in laga fikiro, waxaanna soo saaray dad badan oo cilmiley ah ( ICT professionals).
Waxaa 9kii ka July 2023, la soo xiray Galkaas ka dibna la iisiiyay qalabkii iyo agabkii, 63 maalmood ayaan ahaa qalab la’aan oo dibaato badan oo dhaqaale ka soo gaaray, waxaan Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ka ahaa dayactirka in magdhow la siiyo qasaarihii. i soo gaaray.
Mahadsanidiin
Eng. Zahra Cabdikariim