Hague (caalamka.net) – 31-kii 2005 Golaha Amniga ayey ICC kaga hadashay iyada oo mamnuuceysa Danbiyada dagaal sida Darfur, Sudan ayna haboon tahay in Somalia in la eego taas oo in gobolka ay soo wajahday arrin khatarteeda wadata.
2012 ICC waxey soo saartey Warqad in la soo xiro Dominic Ongwen kaas oo ka geystey danbiyo dagaal oo ay ku jirto meel ka mid ah Soomaaliya. Dominic Ongwen waxa uu ahaa sarkaal Ugandaka soo jeeda waxay ICC xukuntey February 4, 2021 waxaanu ka helnay xukumey 25 sano oo xarig ah.
Mar Saddexaad iyo Mar afaraad oo kala ah 2016 iyo 2017 ayey ICC ugudbisey Golaha Amniga warbixin in Soomaaliya la baaro taas oo ay ICC u aragtey in ay ka dheceen danbiyo dagaal oo u baahan in la baro.
Su’aasha waxey tahey yey ku xiran tahey in ICC ay Soomaaliya ka mid noqotay Ma dowladaa mise Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa go’aanka leh?
Ku biirista ICC waxey ku xiran tahay tahey Baarlamaanka Soomaaliya, laga bilaabo 2002, haddii Dal uu ka mid noqonayo ama ka baxayo Waa in Baarlamaanka ansixiyaa ama Baarlamaanka uu go’aamiyaa in uu ka baxey.
Dowladda ma laha go’aan ku biirista ICC, Laakin ciyaartoyda waxey u sheegi kartaa in ICC iyo Beesha Caalamka in ay Soomaaliya ka mid tahay muhiim tahey, laakiin, Baarlamaanka diidan yahey, oo Xildhibaanada ayna hor istaagneyn oo eeda is fogeyneyso Dowladda madaxana loo saarayo in Golaha Shacabka Shacabka ay yiraahdeen kuwa Jecel in qas iyo dagaal ay Soomaaliya ku jiraan.
Waxaa suurto gal ah in Xildhibaanada Golaha Shacabka ay u muujiyan kuwa taageera danbiyada ka dhasha ciyaaraha, ciyaarahana ku ah aaddamaha, Waana tan maxaabiis ay isaga fogeysey in dhibaatadu tahey Baarlamaanka, iyada oo aan Dowladda weli u gudbin Baarlamaanka.