Nairobi (caalamka.net) – Garaadka guud ee SSC, Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa baarlamaanka Soomaaliya usoo jeediyay in mooshin deg deg ah uu ka keeno madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud.
Soo jeedinta Garaadka ayaa imaneysa kadib markii uu doorashadii Soomaaliya ku soo biiray Somaliland ku garab siisay Laascaanood, sidoo kale caalamka ay isaga cadeeyeen dagaalka lagu hayo Laascaanood.
“Baarlamaanka Soomaaliya waa in mooshin ka keenaan madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha, idinka la idin dhaariyay in midnimada Soomaaliya ilaalinayaan, ha kaalmeynina kala go’a Soomaaliya,” ayuu yiri Garaad Jaamac oo ka hadlay shirSSC uga magaalada Nairobi.
“Dowladdiini ayaa ka shaqeyneysa kala go’a umadda Soomaaliyeed, oo na dulmineysa. Weliba Baarlamaanka Soomaaliya ee metelaya umadda Soomaaliyeed waa inuu si mug leh arrinta mooshin uga keenaa.”
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sidoo kale waxa uu u soo jeediyay in uu u yeero madaxda sare ee dalka, si ay wax uga weydiiyaan sababta ay Somaliland uga hortaagan tahay cunaqabateynta keydka ah iyo wada- qarinta hoose ee dagaalka.
“Cuna-qabateyntii la saari lahaa dambiyada dagaal ee meesha ka dhacay ee wadaan Muuse iyo colkiisu wadaan inay jiraan Soomaaliya hortaagan tahay, inay garab ku siinayso marka si kale loo dhigo.”
Waxa intaas sii dheeraa “Waa in Baarlamaanka u yeero Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo wax ka weydiiyay sababta ay Qaramada Midoobay u qabsatay dambiyo ay sameeyeen ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay halkaasi ku yeesheen nabad ha la raadiyow. .”
Dhinaca kale, Garaad Jaamac ayaa sheegay in caalamkii ay uga dacwoon lahaayeen Somaliland ay ka hor taagan tahay xiisad Soomaaliya oo ku doodeysa inay xal u helaan xiisadda Laascaanood, sida uu shegay Garaadka.
Ugu diyaarna wuxuu cadeeyey in haba yaraatee wax wada-hadal ah uusan u socon ayaga iyo Somaliland, sidoo kalena aysan jirin xal ay wado ama raadineyso xaalada dhexe.