KOOFI oo soo bandhigay 10 qodob ‘oo ay damacsan tahay’ Villa Somalia (Aqriso)

0
39

Muqdisho (caalamka.net) – Agaasimihii hore ee Hay’adda Socdaalka Jinsiyadda Soomaaliya, Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) oo hadda kamid ah mas’uuliyiinta dhowr ah oo lagu soo bandhigay tus-maasuq, isla-qaadasho ay sheegtay inuu ka baxsaday maqnaada. warbixin soo saaray, taas oo uu ku weeraray Villa Soomaaliya.

Koofi ayaa shaaca ka qaaday 10 qodob oo uu sheegay inay damacsan yihiin maalmaha soo socda ay xilka madaxweyne Xasan isaga oo u jeediyay eedeymo culus.

Sidoo kale waxa uu sheegay in aad la karkariinayo qorshe wax looga beddalayo Dastuurka, sidoo kale kalena mudadi loogu kordhinayo hay’adaha dagaal.

“Ujeedada ayaa ah in kooxda Villa Somalia ay sanado dheeri ah u hesho dhibaatada, kala dirridda, boobka, iyo dhaqamada xun ee sanadka ee la soo dhaafey ay ku hayeen umadda Soomaaliyeed” ayuu yiri warbixintiisa ku yiri Maxamed Aadan Koofi.

Halkan hoose ka aqriso:-

Adigoo Rag Ka Diidey Ha Raadin Maanta!

Maalmahaan waxaa socday isku dayo, la doonayo in dastuurka wax looga baddalo, si sharci daro ahna loo sameeyay mudda xileedka hay’adaha dastuuriga ah ee DFS.

Ujeedada ayaa ah in kooxda Villa Somalia ay sanado dheeri ah u hesho dhibaatada, kala dirridda, boobka, iyo dhaqamada xun ee horumarey sanadka sababta ee la soo dhaafay ay ku hayeen ummadda Soomaaliyeed.

Xogaha hoose ee aan heleyno, ayaa sheegay in ay jiraan qorsheyaal ay ku riyoonayaan in ay ku jiraan ujeedadooda gurracan, waxaan ka helnay mid ah:

1) Xadgudub iyo caga jugleyn loo geysan doono xildhibaanada diida muuqaalka;

2) Laaluush iyo, lagu soo dhawaado war;

3) Xilalka oo lagu bixin doona heerka heerka nacamleynta shayga;

4) Been abuur laga sameeyay wuxuu diidan yahay kooxda;

5) Dil doonal oo la la fasaxay dadka diidan qorshaha;

6) Hub ka dhigis lagu sameeyn doono iyo xildhibaanada ka muuqda duwan Kooxda;

7) Dukumentiyada baahida ah oo ay ku jiraan kuwa safarka oo laga xayiri doono qofkasta oo ka soo jeeda shaxda kooxda;

Xisaabaadka (accounts) xisaab oo loo dhici doono si loo sameeyo looga sameeyo;

10) Muqaalo xun oo laga sameeyay dadka ka muuqda duwan kooxda, si loo ceebeeyo (Jeeniskaaga ku seexo, shukaansiga yareey).

Dariiqa ay kooxdaani ku socoto ayaa ah mid ku xirmey rafashadii iyo dagaaladii hore loogu diiday kororsi, ayna weli yaalaan burburka iyo haraadiga gacan ka-hadaladii ka dhashey diidmada.

Muddo sanad ah oo ay Kooxdaani joogtey xilka, waxaa kala tagey dadkii iyo dalkii, waxaa naga aamin baxay dunidii, waxaa xoog badan oo hub iyo hanti loo gacan galiyey Khawaarijta, waxaa la bahdiley difaaca iyo dowlad dhiska lagu yaqaanney, waxaa la boobey wixii ka harey. boobkii ay 2012 – 2017 ay kooxdu geysatey, khibradii iyo aqoontii ayaa qaaqle lagu sameeyay badaley, ganacsatadii ayaa la canaadey lana dhacey, dhaqaalihii dalka ayaa burburey, xabsiga ayaa laga dhigay calooshooda u shaqeystayaal lagu soo saarayo.

Koox sanadkeeda koobaadba, dooni kororsi, ha ka sugin wax qabad iyo hore u socod midna. Waxa harey waa waqti lumis iyo burbur oo kali ah.

Dadka Soomaaliyeed xaq u leeyihiin, in ay diidaan qorshayaasha gurracan ee meesha ka saaraya dowladnimada iyo jawaabaha.

Ballanteenu waa in aan dariiq kasta u Marna, sidii loo joojin lahaa qorshayaasha kooxda Dacasleyda ah.

Dr. Maxamed Aadan Koofi

Gudoomiyaha KMG ah ee Ururada Raad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here